Minnesota Emergency Readiness Education and Training (MERET)
http://meret.umn.edu/
612-626-4515

Diyaar Garoowga Shakhsiga iyo Qoyska ee Xaalada degdegga

Bogaggan waa kuwo dhamaystiran waxaadna ka helaysaa akhbaar qoto-dheer ee khusaysa shakhsiyaad, qoysas caruur leh, dadka waayeelka ah iyo shakhsiyaadka u baahan gargaarka gaarka ah. Waxaa intaa wehliya, akhbaar loo diyaariyay kuwa haysta xayawaanka la rabaysto. Bogag badan waxaad ka dhex heli kartaa qoraalo yar-yar (brochure) oo aad kala soo bixi karto kaydka kombiyuutarka.

Akhbaar Dheeraad ah ee loo Diyaarinayo Caruurta

Akadeemiyada Caafimaadka Caruurta ee Maraykanka waxay wajahday diyaargaroowga xaalada degdegga ee caruurta. Waxa soo socda waa qayb ka mid ah oo laga soo qaatay bogga Akadeemiyada:

Akhbaar Dheeraad ah ee Dadka Waaywayn

Akhbaar Dheeraad ah ee Bulshooyinka Gaarka ah

Akhbaar Dheeraad ah ee Dadka Xayawaanka la rabaysto leh

Hargab Baahsan

Caafimaadka Dabeeacada /Gargaarka Koowaad ee Maskaxda iyo dabeecada

Akhbaarta Guud ee ku saabsan ka Jawaabista Xaaladaha degdegga ah

Fursado Tabaruc

Waxyaalo la Daabacay